Daawo Madaxweyne Silaanyo Oo Safar ku Tegay Gabiley si weyna loo soo dhaweeyey iyo Ka qaybgalka Qalinjebinta Jaamacada Timacade

0
363

Gabiley(WSN)Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Ayaa Si Diiran Loogu soo Dhaweeyey Magaalooyinka , Caabudla . Arabsiyo iyo Gabiley, Safarka Madaxweynaha iyo waftigan uu Hoggaaminayey Ayaa u Jeedkiisu ahaa Ka Qayb Galka Qalanjabinta Dufcadii 4aad Ee Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley