Daawo Maroodigii Sida Aadamaha Loo Qisaasay (Xogta Dahsoon)

0
375

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa qisada ku saabsan Maroodigii Mari ee sida aadamaha loo qisaasay waana dhacdo ka mid ahayd sooyaalkii taariikhda oo muujinaya sida uu xaal noqonayo marka ay naxariistu ka dhamaato quluubta bani’aadamka.