DAAWO Maxaad kala Socotaa Xaalada Wakaaladda Biyaha Hargaysa‏

0
356

Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa ayaa kulan ay La yeesheen Gudiga Arimaha Bulshada ee golaha Guurtiga waxa uu soo bandhigay Xaalada Wakaalada Biyaha Hargaysa ee xiligan iyo talaabooyinka horumar ee laga qaaday.