Daawo Sirta Ka Dambaysa Calaamadaha ku dhegan midhaha Khudrada (Xogta Dahsoon)

0
338

Hargeysa(WSN)Calaamadaha iyo Numbera-ada lagu dhejiyo ee ka dul muuqda khudaarta kala duwan ee suuqyada waaweyn lagu iibinayo waa shay ay in badan oo dad ahi ku wareeraan, iyadoo badanaa dadku aanay fikrado dheeraad ah ka haysanin macnaha calaamadahasi waxana ay u haystaan uun shay iska caadi ah oo ahmiyad sidaasa sii lahayn, taasoo ah talaabo khaldan.