DAAWOSOMALILAND; Gabadh ka mid ah ganacsatada Waaweyn ee Afrika oo La soo Dhoweeyey

0
330

Hargeysa(Warsugannews)Xarunta Somaliland ee Hargaysa waxaa maanta socdaal ku timid oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Marwo Aamina Xirsi oo ka mid ah ganacsatada Haweenka ah ee Ugu Waaweyn Qaaradda afrika una dhalatay Dalka Yugaandha, asal ahaana ka soo jeeda Somaliland