Dawlad Aan Askari Lahayni Waa Sida Qof Aan Nafi Ku Jirin! Q. 2aad

0
435

Dawlad Aan Askari Lahayni Waa Sida Qof Aan Nafi Ku Jirin! Q. 2aad

Haddii aynu taariikhda bal yara xusno hogaamiyaal askar ahaa oo la mahadiyey wadanadoodana dhisay waxaa aynu tusaale u soo qaadan Intiinii akhrisatey maqalkii kowaad waxay sheekadu inoo mareysey halkan:
Tusaale kooban hadii aynu u soo qaadano Xisbiga Kulmiye oo ah xisbi siyaasadeed ka mid ah xisbiyadii lagu asaasay xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland hadana ah xisbiga haya talada dalka Somaliland waxaa dadku qaarkood ku duraan hogaamiyayaashoodu inay inta badan yihiin askar.Sida gudoomiyaha Xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye kuxigeenka 1 aad Mudane Maxamed Kaahin, iyo xubna kale ba.Sidaa darteed waxa aan wax yar ka qorayaa ragaasi ina aanay askarnimadoodu aanay wax ceeba ku ahayn qabashada hogaanka dalka ee ay faa’iido ,sharaf,mamuumus uun ay u kordhinayso shaqsiyaadkaasi,faa’iidano ugu jirto horumarka siyaasadeed,dhaqaale,bulsho ee Somalilandtan cusub.
Haddii aynu taariikhda bal yara xusno hogaamiyaal askar ahaa oo la mahadiyey wadanadoodana dhisay waxaa aynu tusaale u soo qaadan karnaa kuwan :
A) Askarigii Hogaamintiisa la mahadiyey
1. Dhinaca Aqoonta: Askarta malaha somalidu waxay u yaqaanaan dad aan cilmiga kobiciisa wax ku lahayn balse fikirkaasi waa mid aan waxba ka jirin,taas waxaa kuu cadeynaya askartan wax weyn ku soo kor dhiyey dhinaca aqoonta maadiga ah waxaana aynu tusaale u soo qaadan karnaa kuwan:
2. Computer programmer Grace Hopper helped develop a compiler that was a precursor to the widely used COBOL language and became a rear admiral in the U.S. Navy.
3. James Stavridis is a retired 4-star U.S. Navy admiral who served as the 16th Supreme Allied Commander at NATO from 2009 to 2013. After retiring from service, he became the dean of The Fletcher School of Law at Tufts University.
4. Alexander Hamilton

Political Scientist, Government Official, Journalist, Military Leader, Economist, Lawyer (c. 1755–1804)
5. Jacques Cousteau

Filmmaker, Military Leader, Scientist, Photographer, Inventor, Explorer (1910–1997).
B) DADKA AAN ASKARTA AHAYN EE HOGAAMINTOODA LA EEDAY

Sidoo kale waxaa taariikhdu xustey dad badan oo hogaamiyayaal ka noqday oo aan askar ahayn balse hogaamintooda la eeday waxaana ka mid ah kuwaas:
1. Adolf Hitler was the leader of Nazi Germany from 1934 to 1945. He initiated World War II and oversaw fascist policies that resulted in millions of deaths.
2. Ferdinand Marcos,Dictator, Lawyer (1917–1989). Known for running a corrupt, undemocratic regime, Ferdinand Marcos was the president of the Philippines from 1966 to 1986.

Halkaas waxaa ka cad in qofka shaqadiisu aanay saameyn ku laheyn inta badan hogaamintiisa wanaag ama xumaan balse ay kalkaaliso dabeecadiisa,iyo dad nimadiisa shaqsiyadeed balse askari hogaan wanaagsana jiro hogaamiye xun oo aan askari ahayna uu jiro,markaa waa wax aan cilmi iyo caqli toona ku saleysney aragtida odhaneysa Mudane Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waa askar oo wadanka hadii ay xukunkiisa qabtaan balo ayaa dhacaysa,Ogow Daahir Riyaaleba Askari buu ahaa wadankana qar ka muu tuurine .Mise waxaa loo dan leeyahay Mujaahidiinta dalkan naftooda u huray jawaabu waa nin iyo aqoontii,balse askari iyo rayidba hogaamiyaha wanaagsan iyo mid xumaba taariikhdu way tilmaantay.Ugu dambeyntii waxaa aan ku soo gabagabeenaya ereyadan. Strong people don’t put others dawn. They lift them up.
Waad Mahadsantihiin, Allah(swt) Mahad dhamaanteed leh
M J Farah. Political analyst and writer, BA, BEng (Hon), AVCE, Cert. C. Journalism Digital and Social Media.
reference. http://www.biography.com