Degdeg: Afhayeemka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha iyo Qaliin lagu guulaystay oo uu shalay maray maanta la kulmaya masuuliyiin Imaaraati ah

0
607

Hargeysa(WSN)Afhayeenka Madaxtooyada oo hadda ka hadlay Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha iyo Madaxweynaha oo Caafimaadkiisu Taam yahay gudanayana waajibaadkiisa Shaqo Galabtana kulamo la yeelanaya Masuuliyiin kala duwan oo Imaaraadka ah