Faaiidad Ugu Muhiimsan Ee Cashuur Bixiyehu Helo ‘’ Tax Payer’’ Q/1aad W/Q: Nimcaan Cadaani Xuseen

0
414

Faaiidad Ugu Muhiimsan Ee Cashuur Bixiyehu Helo ‘’ Tax Payer’’ Q/1aad W/Q: Nimcaan Cadaani Xuseen

waxa lagu farrxo ah in kaabyasha dhaqaale ee dalku ay si xawli ah maalinba maalinta ka danbeysa uu sii kordhayaan, isla markaan aya dalka ku sii koradhyaan gancsiyo aan hore uga jirjirn dalka.

Waxa iyana taa hareer socda in qaybah dawldeenu hadday noqoto dawldah hoose iyo dawlda dhexe aya qaadayaan cashuurah dastuurkeena ku xusan, haddab akhristow aynu kor istaagno halkaa.

Waa maxay cashuur bixiye? Sida aya tibaaxaan culimada dhaqaalyahnda iyo siyaasiyanta ku xeel dheer cilmag dhaqaalaha ‘’ Economic experts ’’cashuur bixiye waa Muwaadin kasata ama ururkast oo Dhaqaale toos iyo midd dadbanba soo galliya dalka , cashuur bixitu waxay leedahay caddeyn lagu yaqaano oo ah tix raac numberysan oo tilmaamay muwaadinkasi inuu dawldiisa xaqeedi ka soo baxay.

Haddba sidda aynu wada oganahay waxa dalkeena lag qaada cahuuro faro baddan oo waaxyo kal duwan ku aroora, sidaa aawadeed dastuurkena somaliland qodobkiisa 13aad iyo qodobka 18aad waxay si qoto dheer uga haddalyan mab’aadiid cashuurta.

Waxayaabah lagu qiimeeyo dawldaha horumarkooda waxa ka midd ah seddex arrimood oo kal ah heerkay ay dawladaasi ka gaadhey caafimadka,waxbarshada iyo waxa soo sarka gudah hadday noqoto beerah iyo shaqo abuurka dadka dalkaasi halkuu marrayo.
Marka aynu ka haddalyno waxa soo saarka dalkeenu waxa lagu tilmaam ina xoolo dhoofinta ay tahay laf dhabrta dhaqaalah.haddab sida muuqta hadda taasi waa ay isbadshya oo cashuurta laga ururiyo muwaadinita dalka ayaa noqtya taas badlkeedi.
Haddaba akharistow markaad milicsato illah dhaqaale ee dalka iyo cashuurta ka soo hooyataa ma is waafaqaan.
Si aynu uu dul istaagno Su’aasha is weydiinta mudan waxa jira goobo faro baddan o cashuurah dalku ka soo xaroodan hawgu horeeyan isha ugu mudan in la sheego ee dekada Berbera iyo kastmada dalka,maddarda diyaardah iyo weliba meherdadah gancsiyada.

Haddaba cashuurtii dadweynah lag soo uruiyay bulashdii dib mawgu wadda noqtaa? Waxa la odhan karaa waa su’aal laba jawaabod yeelanysaa. Ta hore haa qayab ka midd ahi way ku noqotay bulshadii oo waata ciidamda musharhaka lag siiyo iyo shaqalaa weynah qarankanba waxa kale oo aya ka muuqataa dhismah waddoyinka cusub ee dalkeena ku soo badanayaa.

Dhanka kale ama ta labaad waxaa jrra waxyaabo baddan oo la tebbayo oo ka dhiman dalka hawgu horeyso shaqo abuurida loo sameeyo ardayada Farrah baddan ee seyyladah shaqo la’aanta jamacdah dalka soo qalin jabinya iyo ina la tayeeyo heerka caafimadka dalka. Iyo in la dardar geliyo kaabaysha dhaqaale.
Tallo soo jeedin:

Ø Waxaan leeyahay muwaadinta dalka meel kasta oo ay joogan waa inaad barratan sifada cashuur bixinta oo ah sifo muwadinkasta dalkiisa xaq loogu leeyahay.
Cidda ay khuseyso cashur ururinta iyo masuuliyanta ugu sarreysa
Ø Waxa leeyahay si horumarka dalka uu sii waaro ummaduna uu barrto macnah iyo ujeedad ka danbysa cashuurta waa inaad sida ugu haboon uu maareysan cashuurah dalka uu soo hayda
Ø Waa in aan lagu taggri fallin dhaqaalah iyo hantida laga soo ururiyay dadka
Ø Waa in loo meel looga soo wadda jeesta musuqmaasaq raggadiyay dawlaha africanka ah
La soco qayebta Danbe
Qalinkii: Nimcaan cadaani Hussein
Bachelor science of public health
Cadaani123@gmail.com
Tell 252-63-4174513
Hargiesa Somaliland