GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE FINLAND OO MAGACAABAY MASUULIYIIN CUSUB (SAWIRO)

0
357
GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE FINLAND OO MAGACAABAY MASUULIYIIN CUSUB (SAWIRO)

Shir ay isugu yimaadeen guddiga fulinta xisbiga kulmiye Finland oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha laanta Ahmed Aabdilaahi Khaliif  ayaa diirada lagusaaray sidii loo dardar galinlahaa hawlmaalmeedka shaqo ee xisbiga iyo kobcinta taagerayaasha iyo waliba sidii loo dhamaystiri lahaa buuxinta jagooyinka banaanaa ee Xisbiga Kulmiye Finland

Markii ay arkeen Guddiga Fulinta inay muhiim tahay buuxinta mansabyada hoos ku qoron

Markii ay  kabaaraan dageen baahida loo qabo dhaqaajinta iyo tayaynta hawlaha xisbiga

Markii ay kuqanceen kaalinta waxqabad ee ay kaqaadan karaan hawlmeelmaadka xisbiga masuuliyiinta hoos kuqorani

Markii ay arkeen kartida iyo waayo aragnimada iyo sida ay ugarab taaganyihiin xisbigooda waxay Guddiga Fulinta Go’aamiyeen inay magacaabaan xilalkan hoos ku qoran.

 

  1. Afhayeenka xisbiga kulmiye Laanta Finland

Mudane Jaamac Xassan Cali

2.Xoghayaha  xidhiidhka Gobolada iyo Abaabulka

Mudane  Sacad Raage Umal

  1. Xoghayaha Warfaafinta Iyo wacyigalinta

Mujaahid Jaamac Maxamed Maxamuud

 

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye  Laanta Finland

 Jaamac Xassan Cali
1236

Allaa   Mahad Lehtinen