Hambalyo Meher Wacan Mudane Jamaacl C/raxmaan Axmed Iyo Marwo Ifraax Maxamuud Maxamed‏

0
353

C/raxmaan Carab Ducaale”Nuur”Yaasiin, Sidiiq Axmed, Dr. Kaboloox, Xamse Casayr,Jamaal Axmed”Gatawe”Mukhaatr Xuseen, Saleebaan Dheere ,
Dhammaaba Asxaabtaasi waxay Hamablyo Meher wacan u Dirayaan Boqorka iyo Boqorada Xidiga iyo Xidigta Mudane Jamaal C/raxmaan Axmed iyo Marwadiis Ifraax Maxamuud Maxamed Oo Uumaanta 10/05.2016 Xaflada Meherkoodu Ka qabsoontey Magaalada Hargeysa gaar ahaana Huteelka Ubaxle,waxaanay asxaabtaau leeyihiin gguurkiinu guur khayr, guriginu guri negi guulaw ka yeel
noqdo kuwii gurigalkood ku gaadhay bashbash iyo barwaaq