Khatarta Dooxa Dacar-budhuq iyo Dhaadanaanta Xukuumadda JSL//Qalinkii ,c/qaadir askar‏

0
530

Khatarta Dooxa Dacar-budhuq iyo Dhaadanaanta Xukuumadda JSL
Degmada Laas-geel xarunteedda dacar-budhuq waxaa hareeraha ka mara. laba doox oo kala ah (Dooxa Caluula iyo Dooxa Yeeyda),
Dacar-budhuq waxaa mara wado. halboowle u ah wadankeena somaliland, wadadaas oo isku xidha gobolada galbeedka somaliland iyo gobolada bari ee somaliland.
rarrarrrar-44

hadaba hadii aan qoraalkeygan aan hoos ugu soo dego inta badan xiliga , roobabka gugu da,ayaan waxaanu maqalnaa dooxii dacar-budh ayaa laga soo talaabi waayay ama waxa uu qaaday hanti intaa leg dadna waa ay ku nafwaayeen inkastoo ajashii dhamaata aan la oolin kareynin,
hadaba dooxaa caluula ee dacar-budhuq ee khatarta badan waxba madheera dooxyadda dalka ee waa dayac tir la, aan xagga wadada ah, hadii aan tusaale u soo qaato wadada oo aan balaadhneynin iyo jar weyn oo uu ka tuurro gaadiidka iyo hantidda maal iyo moodba le ,
hadaba kukuumadda kulmiye ee taladda haysa oo aanu ku majiiran kareyno horumar xagga wadooyinka ah ma odhankareynaa waa ay ka gaabisay wadadaa halbowlaha ah . ama wadooyinkaa ay hirgalisay waa qaar deegaano iyo qabaa’il lagu raaligalinayay ,
inkastoo aaney ka maqneyn beelaha is abaabulay ee deegaankoodu in uu wado hagaagsan yeesho u xusul duubnaa hadana waxaa libintaa ku suntanaa xumkuumadda maanta.
ttttt-44
miyaanu odhankareynaa cida deenka degta ayaa looga baahan yahay in ay iyagu is abaabulaan oo dayactiraan dooxaa caluula ? jawaabtu waa maya ee waa wax u yaala dhamaan reer somaliland galbeed iyo bariba.
xukuumadda miyeynu odhankareynaa waa wax ay u-taag-ladahay? maya weeye jawaabtu . waa in aan la baraarugin uun xiliga roobkee ee dooxa caluula khatartiisu muuqato ee waa in talo qaran laga yeeshaa. xukuumaduna waa in ay sida ugu dhaqsaha badan wax uga qabataa khatarta dooxa caluula ee dacar-budhuq
dacarta dooxa

wabi laahi Towfiiq
Qalinkii/C/qaadir Askar
Email-askars4@hotmal.com
Tel= 63-4143757