Liiska Dadka Laga Faa,Iido Qoraaladooda Ay Warbaahinta Iyo Mareegaha Ku Qoraan Cabdilaahi Maxamuud Suldaan Cabdislaan

0
745

Liiska Dadka Laga Faa,Iido Qoraaladooda Ay Warbaahinta Iyo Mareegaha Ku Qoraan
Cabdilaahi Maxamuud Suldaan Cabdislaan
Dadkan hoos ku qoran waa dad aan ku qiimeeyey markii ay wax soo qoraan ama waraysiyo bixiyaan in laga faa,iido aqoonta qaybaheeda kala duwan sida aqoon guud, saynis, taariikh, dhaqan, luqad, cilmiga bulshada, suugaan iyo wixii la mida. Dad ayaa jira aan qoraaladooda iyo waraysiyadooda midna dhadhan lahayn ama u badan cay iyo aflagaado, ku socota shakhsi.

Dadkan intooda badan isma naqaan laba sedex marka laga reebo mooye, qaarbo iyo xidid, ehel inta midna ma nihin ismaba naqaan intooda badan, lacag iyo laaluushna kama qaadan. Qiimaynatani aniga keliya ay igu egtahay cid igu wehelisaa ma jirto, mana aha macnaheedu mid u jeeda in dadka kalena ee wax qora ama baahiya waxay qoraan uu xun yahay ama liito. Magacyadoodu siday u kala horeeyaana kama tarjumayso siday u kala fiican yihiin.
1-Madaxweynihii hore Somaliland
Daahir Riyaale Kaahin
2-Adna Aadna Dhkahtar
3- Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa
4- Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille Shaacir
5-Qoraa Cali Cabdi Coomey
6- Qoraa Xasan Cumar Hoori
7- Jaamac Yuusuf Cilmi (Dhakhtar Caafimaad)
8-Prof Maxamed Siciid Maxamed Gees ( Dharaaro Xusuustood)
9- Qoraaa Maxamed Baashe Xaaji Xasan
10-Ambasadoor Cawil Cali Ducaale
11-Abwaan Muuse Cali Faruur
12-Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar
13-Maxamed Rashiid Shiikh Xasan
14-Xuseen Aadan Yuusuf Xuseen Kurdi (Xogta Dahsoon)
15-Xamze Siciid Maxamed ( Tudhaale)
16-Guuleed Cali Jabane ( Xusuus Xasuuqii Ruwaanda)
17-Cabdi Good Abees (Daahir Yaa Shamis, Waali Cas)
18-Yaasmiin Cumar Hadraawi
19-Maxamed Shucayb Axmed (fariinta Caafimaadka)
Qalinkii iyo qiimayntii Cabdilaahi Maxamuud Suldaan Cabdislaan
Hargaysa Jmahuuriyada Soomaliland Email: abdisalansultan@gmail.com