Live-Madaxtooyada: Qudbada Madaxweynaha ee xuska 18 May

0
515

Madaxweynaha Somaliland ayaa hada xarunta madaxtooyada ka jeedinaya qudbada xuska sanad guuraada 26 ee ka soo wareegtay markii ay Somaliland dib ula soo noqotay gooni-isu taageeda. Madaxweynaha ayaa xarunta madaxtooyada salaan kaga qaadanaya ciidamada baamboyada.