Madaxweynaha oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka kooban Saddex Wadan oo kala ah Norway, Denmark iyo Netherland +Sawiro

0
495

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka kooban Saddex Wadan oo kala ah Norway, Denmark iyo Netherland.

Madaxweynaha oo ay kulankaas ku wehelinayeen wasiirada, Arrimaha Dibeda, Dr Sacad Cali Shire, Qorshaynta Qaranka Mudane, Cali Salaan Jirde (Cali Shoonbe), Madaxtooyada Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, Duulista iyo Hawada Mudane Cismaan CabdilaahiSaxardiid (Cadaani) iyo Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Warancade.

Markii Shirku dhamaadayna waxa saxaafada la hadlay Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Denmark Ambassador
Dhinaca Xubnaha Weftiga
1. Mr. Phil Evans, Head of DFID Somalia and Somaliland
2. Ms Pauline Sheenan, Head of Economic and Human Development
3. Mr. Angus Miller, Governance Advisor
DSC_0001

DSC_0002

DSC_0003

DSC_0004

DSC_0005

DSC_0021

DSC_0026

DSC_0027

DSC_0028

DSC_0029

DSC_0030

DSC_0032

DSC_0034

DSC_0035

DSC_0039

DSC_0043

DSC_0044

DSC_0051

DSC_0053

DSC_0059

DSC_0060

DSC_0064

DSC_0066

DSC_0068

DSC_0069

DSC_0070

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????