MAXAAN KU TAAGEERAY HUGAAMIYAHA XISBIGA WADDANI MUDANE XIRSI CALI X XASSAN ?

0
378

KU maanan taageerin qabyaalad
Ku maanaan tageerin isku deeganban kasoo jeedna
Ku maanaan taageerin qofjeclaysi iyo qiiro jabaan
Waxaan xirsi ku taageeray oo isku garabtaagnay shikhsiyadiisa wanaagsan kartidiisa wax qabadka uu ka qabtay dalkan fir fir coonida uu udhashay ee uu madaalaha yahay ee markhati madoonta hankiisa sareeya iyo go aan qaadashada laguyaqaan
Xirsi Cali Xaji Xasan markuu ahaa Wasiirka wuxuu ahaa dheeman ka dhax muuqata xukumadii uu katirsanaa ee madax wayne siilanyo wuxuu xiligaa kushaqayn jiray daacadnimo iyo hawlkarnimo uu ku rumeeyay rayadii Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo)
katagistiisi xilkii uu hayay waxan u aragnaa mid guusinimo leh oo aanu isku nabin isna sii jeclaysiin kursigii ee uu ugu dabad baxay xaqiijinta hadafkiisa ah in dalku siilayo kadib helo hugaan saaxibul caqliya kana bad baadiyo dalkiisu 25 sano kadib inuu askari u gacangalo
waxa hubaala oo an ladafiri karin in uu Xirsi dhawr weeg kaliya ku badalay mucaaradkii oo samayn buuxda ku sameeyay siyaasadii wadanka
hadaanu nahay dhalinyarta galbeedka gobalka buuhoodle waantageersanay xisbiga WADDANI wantageersanahay hogaamiye Xirsi Cali X. Xassan wanu uqalmaa xilkiisa

Eng.Quule Maxamed Aadan