Nin sakhraansan oo sameynaya ficillo nin miirkiisu joogo uusan xitaa haweysan karin

0
395

Wiil dhallinyaro ah oo ka tuuray dhalo khamri ah, horayna u sakhraansanaa ayaa waxa uu sameeyay ficillo nin miirkiisu joogo uusan xitaa haweysan karin. Wiilkan ayaa darbi dabaq ah iska laad-laadinaya isaga oo aan wax xarig ah xirneyn.