Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere)

0
480

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii iyo Qaraabadii Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere)

Anigoo ah Suldan C/raxiim Saxardid Kaahin waxa aan halkan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Ehelkii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo ka mid ahaa tijaarta waa weyn ee laga yaqaano guud ahaan Geeska Afrikaba kuna geeriyooday Dalka Jamhuuriyada Jabuuti maanta 12.11.2015.

Waxa aan marxuunka Ilaahay uga baryayaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii iyo dhamaan qaranka Somaliland-ba inuu Samir iyo iimaaan ka siiyo

Aaamiin……..Aaamiin……Aamiin ……..Aamiin…………..Aamiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here