War deg-deg ah: Waxa geeriyooday Wasiirkii hore ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali

0
309

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxa hada geeriyooday Wasiirkii hore ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali oo daqiiqado ka hor wadnuhu istaagay isagoo ku sugan Magaalada Burco
Bahda Warsugan Media Group waxay Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo una denbi dhaafo Marxuumka intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo amin amin