XASBUNALLAAH”SAWIRRO + DHAGEYSO: Ninkii watay Gaarigii Qarxay Shalay oo Sheegay Arrin yaab leh oo ku kaliftay inuu Is-qarxiyo

0
499

waaxa diyeriye yaasir br

Ninkii isqarxim rabay oo ay Ciidamada amaanka gacanta ku dhigeen watayna gaarigi ku qarxay Suuqa Beerta ee Muqdisho ayaa warbaahinta u sharaxay qaabkii uu isku qarxin rabay.
Waxa uu sheegay ninka in uu aduunyada ka quustay noloshana uu dhisaday ayna keentay in uu damco in uu isqarxiyo.

https://youtu.be/xkn6AHB2Als?t=20