Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Guddiga Diinwaangelina Codbixiyeyaasha Ee Xisbiga WADDANi‏

0
739

Xisbiga WADDANI oo Magacaabay Guddiga Diinwaangelina Codbixiyeyaasha Ee Xisbiga WADDANi‏

Waddani

REF/XIS/WAD/XDH/2279/2015                                                       Taariikh: 28 Dec, 2015

 

Ku: Dhammaan Xubnaha Diiwaangelinta Codbiyeyaasha ee Heer Qaran                    =Rugtooda=

OG: Dhammaan Gobollada iyo Degmooyinka Xisbiga WADDANI                            = Rugtooda=

OG: Dhammaan Laamaha Dibedda                                                                               = Rugtooda=

OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI                                                                    = Hargeysa

OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANI                                                                            =Hargeysa=

OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI                                                              =Hargeysa=

 

Ujeeddo: Guddiga Diiwaangelinta Xisbiga WADDANI ee Heer Qaran

 

  • Kadib Markaan derisnay qodobka 29aad faqraddiisa 6aad ee xeerka Xisbiga WADDANI.
  • Kadib Markii aan tixgelinay muhiimadda ay qaranka u leedahay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha.
  • Ka dib Markaan ku qanacnay baaxadda deegaannada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland.
  • Kadib Markii Hoggaanka iyo Guddiga fulinta ee Xisbigu wadatashi ballaadhan ka yeesheen arrinka diiwaangelinta iyo xilliga la bilaabayo.

 

Waxay go’aamiyeen in la sameeyo Guddiga Diiwaangelinta ee Heer  Qaran  ee  Xisbiga WADDANI oo ka koobnaan doona xubnaha hoos ku qoran:

  1. Axmed Muumin Seed
  2. Faarax Maxamed Cabdulle
  3. Cabdi Raygal Beegsi
  4. Milgo Maxamed Cilmi
  5. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde
  6. Axmed Aadan Buuuxane
  7. Qaasim Ibraahim Tubeec
  8. Cali Axmed Cabdi (Cantar)
  9. Muuse Cabdillahi Nuur
  10. Cali Cilmi Geele
  11. Jamaal Jaamac Xaamud
  12. Axmed Xuseen Fagfagaash
  13. Jaamac Maxamed Cabdi (Hilaac)
  14. Hinda Jaamac Gaanni
  15. Xasan Xuseen Maxamed (Codyare)
  16. Cali Cabdilaahi Dagaal
  17. Kayse Cali Geeddi
  1. Xil. Siciid Cilmi Roble
  2. Xil.  C/raxman Max’ed Jaamac (Aw- Xoog)
  3. Xil.  Ibraahim Madi Buubaa
  4. Xil.  Xuseen Ismaaciil Yuusuf
  5. Xil.  Axmed Maxamed Nuur
  6. Xil.  Maxamed Saalax Cige
  7. Xil.  Siciid Warsame ismaaciil
  8. Xil.  Cali Xaaji Maxamed  Muuse
  9. Xil.  Cabdiqaadir Askar Xasan

 

  1. Xil.  Xaashi Xuseen Caabi
  2. Xil.  Ibraahin Jaamac Cali (Rayte)
  3. Xil.  Bashiir Xuseen Tukaale
  4. Xil.  Cabdiqaadir Jibriil Tukaale (Bahal)
  5. Xil.  Cali Sh. Ibraahin Aareye
  6. Xil.  Jaamac Xasan Aaadan
  7. Xil.  Aadan Muxumed Hoori (Mataan)
  8. Xil.  Naasir X. Cali Shire
  9. Xil.  Xuseen Maxamed Cige
  10. Xil.  Baar  Siciid Faarax
  11. Xil   Wali Axmed Axmed Xaawa
  12. Xil.  Axmed Faarax Jooj
  13. Xil. Cabdiqaadir X. Ismaciil Jirde
  14. Md. Deeq Xirsi Cambuur
  15. Md. Cabdi Haybe Maxamed
  1. Cali khaddar Xasan Cismaan (Kubad)
  2. Siciid Sulub Maxamed
  3. Axmed Cumar Cabdilaahi (  Xamarji)
  4. Osman Nuur Afgaab
  5. Barkhad Jaamac Xirsi
  6. Cabdillaahi Axmed Daamur
  7. Faadumo Suudi Xasan
  8. Axmed Cilmi yare
  9. Daa’uud Xuseen Jaamac (Foodcadde)
  10. Maxamed Nuur Caraale (Duur)
  11. Cismaan Xasan Gurxan (Kalash)
  12. Yoonis Axmed Yoonis

 

 

Waxan Illaahay uga baryayaa in uu xilkaa u fududeeyo.

Waxa kale oo la dhisi-doonaa Guddiyada Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Heer Gobol oo ay guddoomin doonaan Guddoomiyeyaasha Gobollada ee Xisbiga WADDANI.

ALLAA MAHAD LEH

 

Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI