War gelin muhiima

0
405

War gelin muhiima

SEESKA HIDAHA IYO DHAQANKA “REDSEA” waxay shacbiga Somaliland ku wargelinaysaa inay habeen danbe ka soo qaybgalaan Barmaamij la magac baxay Xuska Barayaasha Aduunka oo ka dhici doona Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

Barmaamijkan oo ah mid macno weyn ku fadhiya waxa hagaaya Haldoor Axmed Abokor.

Hadaba ka soo qaybgalkaagu waa muhiim waanad ka dhaxlidoontaa aqoon iyo waayo aragnimo, iyadoo ay marti kuugu yihiin Aqoon yahan, Masuuliyiin iyo Madaxdhaqameedba.

12124261_10153336748833952_799132069_o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here