War Deg Deg Ah: Xisbiga KULMIYE oo si wada jira ay u qabteen musharaxiintii ku tartamaysa Hogaanka Madaxtinimo ee Xsibiga gudihiisa ayaa ku dhawaaqay inay heshiiyeen diyaarna u yihiin ….
ka dib shirar gaar gaara oo ilaa shalay socday ka dib waxa maanta si wada jira loogu dhaqaaqay una shaaciyay inay heshiiyeen Musharaxiinta kala Muuse Biixi Cabdi, Maxamed Biixi Yoonis Iyo Xildhinaan Kijaandhe oo cadeeyay inay tartan xalaal ah gali doonaan laga bilaabo maanta.
Waxaana la magacaabay Guddi qaban qaabo oo shirka hagaysa kana koobnaan doonta hoggaanka Xisbiga KULMIYE, kuwaas oo kala ah, Maxamed Kaahin, Guddoomiye Waabeeyo, Cabdiraxman Talyaanle, Xasan Siciid, iyo Wasiir Axmed Cali Cadami.
hadaba wararkan oo muuqaal ah waxa aanu idinku soo gudbin halkan si degdeg ah.