,Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku Qaabiley Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka.
Waxaanay Madaxweynaha u gudbiyeen warbixin buuxda oo la xidhiidha inay ka gudi ahaan diyaar u yihiin dardar gelinta hawlaha horyaala ee doorashooyinka dhawaana ay bilaabidoonaan hawlahaas Diwaangelinta Codbixiyeyaasha iyagoo la kaashan doona Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland.