Daawo kulan ka dhacay laascaanood oo looga hadlay sidii doorashooyinka ugu dhici lahayd gobolka sool

0
407

Kulan ay ka dhex-muuqdeen inta badan cuqaasha gobolka sool gaar ahaan beesha jaamac siyaad ayaa looga hadlay arimo badan oo ay kamid tahay diwaangalinta doorashooyinka somaliland, taageerida xisbul xaakimka kulmiye iyo mas,uuliyiinta dalka ugu sareeya

kulankan oo ka dhacay aqalka garaad jaamac garaad ismaciil ayaa waxaa ka dhex muuqday wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada jamhuuriyada somaliland maayarka degmada laascaanood xildhibaanada golaha deegaanka degmada laascaanood iyo waliba cuqaasha beesha jaamac siyaad

videoga ninka ugu dambeeya waa wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada somaliland cisman axmed jaamac ninka ka horeeya ee koofiyada xidhan waa maayarka degmada laascaanood

inta kale waa cuqaal iyo odayaal