Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Safiirka Dalka Masar u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya +Sawiro

0
422

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay Safiirka Dalka Masar u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya
Hargeysa(Warsugannews)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo ka socday Dalka Masar, hogaaminaayeyna Amb Walid Maxamed Ismaaciil, oo booqasho ku joogay dalka maalmahanba
Kulanka waxa Madaxweynaha ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibeda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr), wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xuseen Jirde (Cali Shoonbe), Wasiirka Caafimadka Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) Amb Baashe Cawil Cumar, Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane Cali Axmed Cali iyo la taliyaha madaxweynaha ee Arrimaha Saxaafada, Khadar Cali Gaas.

Kulanka ka dib waxa saxaafada warbixin ka siiyey Wasiirada ganacsiga, iyo Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Masar u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya.

DSC_0053

DSC_0048

DSC_0044

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

DSC_0020

DSC_0018

DSC_0015

DSC_0012

DSC_0009

DSC_0008

goor dhaw filo wixii halkaasi lagaga wada hadlay oo muuqaal ah