Deg Deg Mulkiilhi Xisbiga Wadani Oo Si Looga qaado Sawiro MASJID Weyn Oo BERBERA Ku Yalaa Salaada Jimcaha Ku Tukaday Iyo Bulshada Saalada Tukadaysay OO Ka Cabanaay Kamaradaha

0
609

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Weftii Balaadhnaa Ee U Hogaaminaayye Mulkiilaha Xisbigaasi Ciro Ayaa Maanta Salaadii Jimcaha Kal Qayb Galay SHacabka Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Waxay Salaalada Ku Tukadeen Masaajidka Dabaqaynka

Waxaana Markii Salaada La Galaayey Sawiro Lag Qaadeyey Hogaanka Xisbigaasi Oo Saalada XIdhanaya Ayaa Masaajidka Ayaa Waxa Ka Dhacay In Bulshadu AY Ka Cabatay Sawirada Laga Qaadeyy Mulkiilaha XIsbiag Waddani Ciro, Asxaabtii Xisbiga Wadani inta badan dadwaayeel ahaa waxay Talo ahaan U Soo Jeediyeen IN lag Daayo Sawirada Masaajidka Lgaa Qaadayo Inta Salada Lag Qalaaya Wxaana Hadaladoo Ka Mid AHAA “Waar Ilaahi Ka Baqa Oo Sawirada Iska Qaadeysan ka daaya Maasjidka Oo Salaada Baa La Galayaa ” Ayey I yidhaah deen Dad Wayeel Ahaa OO masaajidka Ku Tukaanayey