Wararka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo loo sameeyey marxuum Aadan Yuusuf Abokor oo kamid ahaa halgamayaashii ibo-furay ururkii dhallinyarada ahaa ee ka dhiidhiyey dhibaatadii iyo tacaddigii uu taliskii Siyaad Barre kula kacay bulshada ku dhaqan Somaliland ee UFFO, kaas oo dhawaan ku geeriyooday dalka Turkiga. By admin - November 22, 2020 0 336 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Share this:FacebookX Related