Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Baahiyey Dhismayaal Ay Hirgalinayso Xukuumada JSL

0
316

Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL Oo Baahiyey Dhismayaal Ay
Hirgalinayso Xukuumada JSL. Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka
Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan
shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha
dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan laba (2) Dhisme oo
loo dhisayo Dawladda, Faah-faahinta dhismayaashuna waa sidan hoos ku
qoran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here