Xukuumadda Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac

0
301

Xukuumadda Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee
Saylac
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dib u dhisayso Masaajidka labada Qiblo
leh ee Magaalada Saylac, kasi oo loo yaqaano ‘Masaajidka Qiblateynka’
Sidaa waxa Guddiga dhaqaalaha u sheegay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,
Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud XasGuddoomiyaha Guddi-hoosaadka dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland Axmed
Obsiiye oo kulanka ay Wasiirka Ganacsiga la yeesheen ka dib la hadlay Saxaafadda,
ayaa ka warramadedaalayso inay horumariso meelaha Dalxiiska loo tagi karo, sidaasi darteed ay dib u
dhis ku samaynayso Masaajidka ku yaalla Magaalada Saylac.
Guddoomiyaha Guddiga dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland oo Arrimahaa ka
hadlayaana wuxuu yidhi “Wasiirku wuxuu yidhi diyaar baanu u nahay wixii dedaal ah
inaanu qabano, oo ay ka mid tahay Masaajidka Saylac (Masaajidka Qiblateynka),
laasgeel, Daalo. Waxaas oo dhan Wasiirku Tafaasiil faro badan buu ka bixiyey, mee

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here