badan nadaamyada maamul ee dunida ka jiraa waxay leeyihiin qorshe hawlgab oo ay dadka shaqaalaha ahi shaqooyinka kaga baxaan iyadoo Da’da hawlgabka lagu noqdaana ay u dhexayso 60 ilaa 65, hadaba waa maxay sababta da’da lixdanaadka looga dhigay xiliga hawlgabka.aa