Daawo Wasiirka Madaxtooyada Oo shaaciyey In Xukuumadda Somaliland ay ka go’an tahay Hirgalinta Heshiiska ay la Gashay beelaha Maxamuud Bari, Hinjiinle, iyo Kaskiiqabe ee beelweynta Dhulbahante
Hargeysa(Warsugannews)“Heshiiskaas waxaanu fulinaynaa idamka ILAHAY, way naga go’an tahay in Qarankan la mideeyo oo la ururiyo, way naga go’an tahay in dawlad-nimada iyo maamulka lagu fidiyo deegaamadan.”Wasiirka Madaxtooyada JSL.