Gudida Nabadgelyada Gobolka Togdheer ayaa amar kusoo saaray Inaan Dib looga Heesayn Hotelada Burco.
Amarkan oo uu sheegay Maayirka Burco ayuu sheegay inay Cabasho ka timi Culimada Gobolka Togdheer.
Dhawaan Ayaa Hotelka Isha Burco uu sameeyay Madalo madadaalo iyo Heeso laga tumo.
Xigasho Xabiib Cige