Diiwaangelintii Codbixiyayaasha Oo Si Rasmi Ah Uga Bilaabatay Gobolka Togdheer Iyo Degmooyinka Ceel-Afweyn, Caynabo Iyo Gar-Adag

0
308

Diiwaangelintii Codbixiyayaasha ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Gobolka Togdheer & Degmooyinka Ceel-Afweyn, Caynabo iyo Gar-Adag.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa shala kala u direy Goobaha dhammaan qalabkii, agabkii iyo Shaqaalihii Codbixiyayaasha Wajiga 3aad diiwaangelinaayay.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa sheegay inay si ballaadhan ugu diyaargaroobeen Wajiga 3aad ee diwaangelinta oo kala ah Gobolka Togdheer dhammaantii iyo Degmooyinka Caynabo, ceel Afweyn & Gar-Adag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here