Shir ay isugu yimaadeen guddiga fulinta xisbiga kulmiye Finland oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha laanta Ahmed Aabdilaahi Khaliif ayaa diirada lagusaaray sidii loo dardar galinlahaa hawlmaalmeedka shaqo ee xisbiga iyo kobcinta taagerayaasha iyo waliba sidii loo dhamaystiri lahaa buuxinta jagooyinka banaanaa ee Xisbiga Kulmiye Finland
Markii ay arkeen Guddiga Fulinta inay muhiim tahay buuxinta mansabyada hoos ku qoron
Markii ay kabaaraan dageen baahida loo qabo dhaqaajinta iyo tayaynta hawlaha xisbiga
Markii ay kuqanceen kaalinta waxqabad ee ay kaqaadan karaan hawlmeelmaadka xisbiga masuuliyiinta hoos kuqorani
Markii ay arkeen kartida iyo waayo aragnimada iyo sida ay ugarab taaganyihiin xisbigooda waxay Guddiga Fulinta Go’aamiyeen inay magacaabaan xilalkan hoos ku qoran.
- Afhayeenka xisbiga kulmiye Laanta Finland
Mudane Jaamac Xassan Cali
2.Xoghayaha xidhiidhka Gobolada iyo Abaabulka
Mudane Sacad Raage Umal
- Xoghayaha Warfaafinta Iyo wacyigalinta
Mujaahid Jaamac Maxamed Maxamuud
Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Laanta Finland
Jaamac Xassan Cali
Allaa Mahad Lehtinen