Maxaa ka Jira Warka Libaaxa Baxsaday/

0
350

cabdirashiid warancade oo ka mid ah masuuliyiinta Beerta libaaxyada warancade ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in uu baxsaday mid ka mid ah libaaxyada lagu haya beertaasi waxaanu shacabka uga digay in ay ka fogaadaan wararka noocaas oo kale ah ee been abuurka ah isaga oona intaas ku diray in dadkaas arintaas ka danbeeya ay ka qaadayaan talaabo sharciga waafaqsan

goordhaw halkan ka daawo xogta warkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here