Aadan Xaashi, ayaa lagu eedeeyay in uu fashiliyay Guri Sirdoonka Somaliland ku leeyihiin Koonfurta Hargeysa. Garyaqaan Jamaal Maandeela, oo ah Qareenka u doodayay ayaa sheegay in wax dambi ah lagu waayay Xaashi.a
Maxkamadda Milatariga Somaliland ayaa maanta xorriyaddiisa dib ugu celisay muwaadinkan muddo 4 bilood ah xidhnaa