Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda iyo Ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Gaadiidka iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Gaadiid Oo Loo Doonayo dawladda Faah-faahinta Gaadiidkuna waa sidan hoos ku qoran.