Xukuumadda Xilkii Ka Qaaday Caaqil Reer Togdheer Ah

0
246

Wasaarada arimaha Gudaha ayaa sheegtay inay xilkii ka qaaday Caaqil Nuur xaaji cabdilaahi Heetiye oo ka mid ahaa Cuqaasha Gobolka Togdheer.

Caaqilka ayaa dhawaan ka qayb galay caleemo Saar aanay Xukuumaddu ogolayn oo ka dhacay Degmada Balidhiig oo lagu caano shubayay Suldaan Abokor Cumar aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here