Arday maanta ku mudaharaaday Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Sababta keentay

0
497

Ardaydii Ugu Da’da Yarayd Abid Oo Ku Mudaharaada Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare

Mudaharaadkan ayaa daarnaa ma ujeedadiisu ku salaysnayd ka dib markii wasiirka Wasaaradda Waxbarashadu dhawaan isku shaandhayn ku sameeyey Maamuleyaasha Dugsiyada Sare iyo Hoose Dhexe ka dibna ay sababtay in maanta arday aad u yaryar isugu soo baxeen barxada wasaarada waxbarashada.

Hargeysa (Warsugannews) Arday Da,doodu u dhaxayso 7 jir ilaa 14 jir ayaa maanta mudaharaad ka sameeyay Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland iyagoo ka cabanaayay Maamulahoogii Oo Laga Badlay .

Ardaydan yar yar ayaa socdaal kaga soo baxay dugsigii ay dhiganayeen oo ahaa Dugsiga Hoose Dhex Axmed Guray waxayna lug ku soo galeen Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare intii ay ardaydan jidka ku soo Jireen waxa ay ku dhawaaqayeen Kalmado ay ku dalbanayeen Maamulahoodii waxayna lahayeen “ Farxaan Ciise Farxaan Ciise”.

waan kuwadee.jpg

DSC01145(2).JPG

DSC01145(3).JPG

DSC01146(1).JPG

DSC01147(2).JPG

DSC01148(1).JPG
Dhacdada ayaa noqonaysa dhacdadii ugu horaysay marka loo eego ardaydan Da’da yar yare e mudaharaadka ku muujinaayay fikirkooga, Gabagbadii waxa lugu soo qanciyay in uu maamulahoogu u joogi doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here