Daawo Alaabta aan ku Habboonayn in Suuliga Lagaga tago (Xogta Dahsoon)

0
368

Hargeysa(WSN)Tiro badan oo inaga mid ahi waxay aaminsan yihiin in meesha lagu xafidan karo dawooyinka iyo agabka la isku qurxiyo inay tahay suuliga, laakiin ma aha goobtii ku habboonayd waxaana lama huraan ah in laga fogeeyo.