Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Gudoontay WHO Deeq Daawooyin ah ka

0
633

Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Ka Gudoontay WHO Deeq Daawooyin ah ka .

Hargeysa, (WSN) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta La Wareegay Diyaarad Daawooyin Ah Oo Ay Keentay Hay’ada WHO Oo Kasoo Jawaabtay Codsigii Wasaaradu Ugudbisay Hay’daha Lashaqeeya Wasaarada Caafimaadka Somaliland.