Daawo cluumaad Muhiim ah oo ku Saabsan Dalka Turkiga (Xogta Dahsoon)

0
399

Hargeysa(WSN)Mudooyinkii u dambeeyey wararka caalamka waxaa cinwaan u ahaa dalka turkiga oo ay indhaha dunidu ku soo jeesteen ka dib inqilaabkii fashilmay ee wadankaa la isku deyey in xukunka lagaga tuuro dawlada shacabku doorteen ee Rajab Dayib Ordogan hogaaminayo, lakaiin inqilaabkaasi waxa uu noqday kii ugu mudada gaabnaa ee dunida ka dhaca isagoo socday muddo lix saacadood ah oo keliya