telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo” Doorashada Ilahay Baa Dib U Dhigay , Waana La Kordhinayaa , Ninka Maanta Dooraho Rabanaa Waa Nin ….” Xaaji Cabdi Waraabe

Xildhibaan Xaaji Cabdiwaraabe oo ka mid ah mudanayaasha
golaha guurtida Somaliland waxaa uu sheegay in golahoodu ay muddo kordhin u sameyn doonan xukuumada oo ilahay keenay abaaro xooga

Sidoo kale Xaaji Cabdiwaraabe waxaa uu sheegay in ninka musharaxa madaxweyne ah ee maanta ka hadlaya arimo doorasho uu yahay nin aan dalku xaalada uu ku jiro aan hoos u eegin
“Mudada ilahay baa dib u dhigay , waayo abaar baaha la yidhahdo ayaa inagu dhacdey , roobku maanta hadii uu da,o dadku iskuma iman karaan muddo lix bilood ah , ninka doorasho maanta ku deg degayaana uu yahay nin aan dalka hoos u eegin mar xalada uu ku jiro ” ayuu yidhi Xaaji Cabdiwaraabe

513 total views, 2 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins