Daawo Laamaha Amaanka oo Gacanta ku dhigay eedaysanayaal lagu Tuhmay falal amni daro

0
312

Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa Sheegay in Ciidamada amaanku ay Gacanta ku soo dhigeen Sadex eedaysane oo lagu tuhmay inay Maleegayeen Falal ka dhan ah Nabadgalyada.