Daawo Noocyada Hubka Waaweyn ee Sucuudigu Haystaan (Xogta dahsoon)

0
376

Hargeysa(WSN)Taangiga noociisu yahay M1A2 Abrams oo ka mid ah taangiyada dagaalka ee ugu wanaagsan caalamka ayaa ka mid ah hubka ay ku qalabaysan yihiin Sucuudigu