Daawo Qaabkee loo Qaarajiyey Garsoorihii Dilka Ku Xukumay Saddaam Xuseen (Xogta Dahsoon)‏

0
610

Hargeysa(WSN)Jariirada Daily Telegraph ee dalka Britain ayaa dabagal saxaafadeed oo ay samaysay waxay soo hubisay qaabkii uu udhcay dilkii loo gaystay Garsoorihii dilka ku xukumi jiray Saddaam Xuseen.