Daawo Xogo ku saabsan Dhulka iyo Noolihiisa (Xogta Dahsoon)‏

0
470

Hargeysa(WSN)Koonkan aynu ku noolnahay waxa uu leeyahay dhul berry ah oo dhan qiyaastii 195 milion oo mile oo square ah waxana aynu barnaamijkeena ku eegaynaa xogaha inteena badan inagaga dahsoon caalamkan aynu ku nool nahay .