Daawo Qabiilada Lugaha Gorayada Leh, Zimbabwe (Xogta Dahsoon)

0
503

Hargeysa(WSN)Qaabkan la yaabka leh ee cagahoodu u muuqdaana waxa loo aanaynayaa arimo la xidhiidha dhanka hiddaha ama Gentics-ka iyadoo afar qof oo kasta oo qabiilkaa ka mid ah uu mid ka mid ahi cagahiisu qaabkaa yihiin.