Gari Illahay Bay Leedahee Wax Halaga Qabto Labadii Xildhibaan Ee Qadadka Ka Feedhaayay Guddoomiye Baashe: By Abdi Kara

0
343

Gari Illahay Bay Leedahee Wax Halaga Qabto Labadii Xildhibaan Ee Qadadka Ka Feedhaayay Guddoomiye Baashe: By Abdi Kara
Garri Ilaahey Bey Leedahey, Waxa Waajib ah in Sida Wax u Dhaceen Loo sheego.
Waa Ayaan Darro Somaliland U Soo Hoyatey In Odey Todobaatan Jir ah Ay Qadaadka Ka Feedhaan Labo Xildhibaan oo Dhalinyar ah oo Ay Isku Heyb Yihiin AbdiRahman Ciro. Sidoo Kale waxa wax lagga YaqYaqsado Ah in Markhaatifur Been Ah oo Xaqiiqada Indhaha La Iska qabanayo Ay TV iyo Idaacadaha La Soo Fadhiistaan Feysal Ali Waraabe, Jamaal Cali Xuseen iyo Salaadiin kale, iyaka oo Marqaati furkoodii uu La Mid Noqdey Labadaa Nin ee Qadaadka Ka Feedhey Baashe.
image
Arimahaas oo Dhan Waxa ay ku Tusuyaan in Meeshan Kasocdo Isku Soo Bax Cad oo Gaadhey in Odeyaasha la iskugu tago Gacan iyo Hadalba. Idaacadaha Laftirkooga Waxaad Arkeysaa in ay Qarinayaan Labada Nin ee Dhabarka ka Feedhey Baashe.
Garri Ilaahey Bey Leedahey, Waxa Waajib ah in Sida Wax u Dhaceen Loo sheego.
1. 1.Kow Ciro oo Qodob Dastuuri Ah Jebiyey
2. 2.Ciro oo Gacanta Ku Horeeyey
3. 3.Labbo Nin oo Qadaadka Ka Feedhey Odey Awoowgood oo Kale ah
4. 4.Markhaati Fur Been ah oo Feysal iyo Jamaal Ku Kaceen, Markhaati Furkaas oo Ku Saleysan Mid Leh Berberaa Laga Hadlayaa iyo Mid Heyb Dhow Hadlaya
5. 5.Markhaati Fur Axmaqnimo ah oo Salaadiin waaweyn Ku Keceen.
Xaq Looguma Laha in Wejiga iyo Qadaadka Laga Feedho Odey Awoow Ah. Hadii Gari Jirtana Waa In Lasoo Xidho Labadii Nin ee Baashe Qadaadka Ka Feedhey. Markhaatiyada Beenta Ahna La Anshax Mariyo.
Allah Mahadle
Gudoomiyaha Golaha Siyaasada Somaliland
Abdi Kaara

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here