Ogeysiis Jaalliyadda reer Somaliland ee deggen dal-weynaha UK waxa la ogaysiinayaa Kulan Muhiima oo lagu qabdoono London 2 January 2016

0
521

 Ogeysiis Jaalliyadda reer Somaliland ee deggen dal-weynaha UK waxa la ogaysiinayaa Kulan Muhiima oo lagu qabdoono London 2 January 2016

Ogeysiis

lONDON(Warsugannews)Waxa Jaalliyadda reer Somaliland ee deggen dal-weynaha UK loogu baaqayaa inay ka soo qayb galaan kulan ballaadhan oo lagu qaban doono magaalada London maalinta sabtida ee bisha January tahay 2da 2016.

Waxa kulanka inoogu warrami doona Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Sacad Cali Shire iyo Guddoomiyaha Hayadda Qurba joogga mudane Cabdi Cabdillaahi Xirsi. Labada masuul ayaa hadda ku sugan dalkan UK.

Goobta kulanku waa:          Wickham Suite,

69-89 Mile End Rd,

London E1 4TT

 

Waqtigu waa 4:00 – 8:00 pm

 

Nearest underground stations: Whitechapel ama Stepney Green.

Bus: 25

 

Ka soo qayb gal wacan,

 

Cali Aadan Cawaale

Wakiilka Somaliland ee UK